Maxaa ka Cusub Journalada Orthopaedic-ga

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeyn doonaa Articles-ka ay daabacaan Joornaalada ugu waaweyn Orthopaedic-ga caalamka, Articles-kaas oo ah ugu waaweyn ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region ka. Waxaan xooga saari doonaa Joornaalo ay ka mid yihiin: Journal of the American Academy of… Continue reading Maxaa ka Cusub Journalada Orthopaedic-ga

Intramedullary Nailing vs Sliding Hip Screw in Trochanteric Fracture Management

  Intertrochanteric Fractures are extracapsular hip fractures in which the fracture line extends between greater and the lesser trochanters. Jabkan wuxuu ka mid yahay Hip fractures ka wuxuuna ku badan yahay dadka waayeelka ayna sabab u tahay Osteoporosis; sidoo kale wuxuu ku dhacaa dadka da’ dhaxaadka waxaana u sababa jug sida shil gaari. Waxaa caadiyan Jabkan… Continue reading Intramedullary Nailing vs Sliding Hip Screw in Trochanteric Fracture Management

Pilon Fractures: Maxaa la isku raac san yahay? Maxaase la isku diidan yahay?

  Pilon Fractures waa Complex distal intra-articular tibial fractures ka imaada badanaa high energy trauma. Jabka nuucan ayaana lala xiriiriyaa high degree of soft tissue injury kaasoo sababa in anqawga bararo ama yeesho blisters.  Pilon fractures waxaa badanaa sababaa shil gaari ama meel sare oo qofku kasoo dhaco waxaana lagu xaliyaa qaliin dhowr stage ah badanaa… Continue reading Pilon Fractures: Maxaa la isku raac san yahay? Maxaase la isku diidan yahay?

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.