International Orthopaedics

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal-ka SICOT ee International Orthopaedics, Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region. ka.

Bishaan January 2025, Issue 1 ka Journal waxaa lagu daabacay 33 Articles oo Topics-yo kala duwan.

Topic-yada waxaa kamid ah: Outpatient vs Inpatient Total Shoulder Arthroplasty iyo ciwaano kaloo badan oo ay kamid yihiin DDH.

Fadlan sii Aqri

Bishaan Dec 2024, Issue 12 ka Journal waxaa lagu daabacay 27 Articles oo Topics-yo kala duwan.

Topic-yada waxaa kamid ah: Periprosthetic Joint Infections (PJI), Tennis Elbow, Heterotopic Ossification after THA  iyo ciwaano kaloo badan.

Fadlan sii Aqri

Bishaan June 2024, Issue 7 ka Journal waxaa lagu daabacay 36 Articles oo Topics-yo kala duwan.

Topic-yada waxaa kamid ah: Periprosthetic Joint Infections (PJI), DDH, Elective Shoulder Arthroplasty iyo ciwaano kaloo badan sida Osteotomies for Malunion & Nonunion of Pelvic ring fractures iyo Machine learning.

Fadlan sii Aqri

Bishaan May 2024, Issue 6 ka Journal ka daabacay 31 Articles oo dhamaan ah Pediatric Orthopaedics.

Topic-yada ayaa isugu jira Trauma, Spine, Foot and Ankle, Infections and Tumors.

Fadlan sii Aqri

Maxaa Cusub
© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.