Xuquuqda Bukaanka Ma ogtahay in bukaanku lee yahay xuquuq marka uu tago goobaha caafimaadka; Xuquuqda aasaasiga ee bukaanka waxaa ka mid ah: Inuu helo soo dhaweyn iyo daaweyn ay Xushmad ku dheehan tahay In Xanuunkiisa xog dhameystiran laga siiyo In Ogolaasho la weydiisto wax kasta oo loo qabanaayo In uu helo Privacy Xogtiisa Caafimaad inaan qof kale lala wadaagin Inuu helo Copy xogtiisa caafimaad Inuu xaq u leeyahay in talo dheeri ah (Second opinion) uu raadsado In loo sheego qarashka ku baxaya daaweyntiisa Fadlan booqo Qaybaha kale ee Wacyigelinta Bukaanada sida qaybaha: JabkaJimicsiyada Xanuunada kale Fadlan noogu reeb Fikirkaag halkan oo (Ku dhufo halkan) hadii aad ku Qanac santahay Adeegaa, Wacyigelinta & Daaweynta Dr.Sayid. Waxaa la Qoray September 2022Updated 1 February 2026 Waxaa Qoray Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Horseed