JBJS

Bil walba waxaa Qaybtan ku falan qeynaa Articles-ka ugu waaweyn ee uu daabaco Journal of Bone and Joint Surgery (JBJS), Articles-kaas oo ah kuwa cusub ama ugu xiisaha badan ama aan ugu yaraan is dhaho waxay muhiim u yihiin wadciga Soomaaliya ama region. ka.

Bishaan July 2024, Journal ka wuxuu daabacay Articles kala duwan oo uu ugu xiiso badan yihiin:

1. What is New in Orthopaedic Trauma

2. Serum and Synovial markers in the diagnosis of Periprosthetic Joint Infections of the hip, knee and shoulder: an Algorithmic approach

3. Is Type Two Diabetes Mellitus associated with spinal degenerative disorders?

Fadlan sii Aqri

Maxaa Cusub
© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.