Jimicsiyada
Xanuunada qaar waxaa Dhakhtarku ku taliyaa Jimicsi kaas oo qayb weyn ka qaata soo noqoshada shaqada iyo yareynta xanuunka. Jimicsiyada waxaa aad loogula taliyaa bukaanka marka uu ka xanuusanayo meelo ay ka mid yihiin Dhabarka, Kala goysyada, Qaliimada qaar kahor iyo Qaliinka kadib.
Fadlan booqo Link yada hoose oo ah Jimicsiyada ugu badan ama Booqo Qaybta Video yada oo ah ka heli doontid Jimicsiyo kala duwan.
Fadlan ku dhufo Linkga hoose si aad u daawato Jimicsiyada ACL Rehabilitation Exercise bukaanka aan qaliin loo samayn.
Fadlan halkan ka daawo
Osteoarthritis ka Jilbaha wuxuu leeyahay Daaweyn iyo Qaliin hadaba Jimicsiyada ugu muhiimsan ee loo sameeyo bukaanadan hoose ka daawo
Fadlan halkan ka daawo
Xanuuno badan ayaa garbaha ku dhaca balse badankooda waxay u baahan yihiin jimcsiyo looga hortagaayo inuu xanibmo dhaqdhaqaaqa garabka
Fadlan halkan ka daawo
Inkasto ay xanuuno badan dhabarka ku dhacaan balse 90% dhabar xanuunka ma ahan mid ka imaada xanuuno waaweyn waxaana ku filan Jimicsi dhabarka ah iyo xanuun baabi’iye fadud. Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga talo buuxdana kuu siiyo.
Fadlan Jimicsiga dhabarka halkan ka daawo
Waxaa halkan ka booqan kartaa boga Dhamaan Jimicsiyada
Fadlan halkan ka daawo
Waxaa la Qoray
March 2023
Updated
July 2023
Waxaa Qoray
Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera
Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.
