Lafaha oo Jilca (Video)

Ma ogtahay in Lafaha bani aadamka marka qofku uu yar yahay ay jilcan (Elastic) yihiin iyadoo marba marka uusii weynaanayo ay sii adkaanayaan hadana marka uu qofku duqoobo ama ay dumarka dhiiga caadada ka go’o ay awooda lafuhu soo yaraanayaan oo ay jilcayaan una nugul yihiin inay si fudud ku jabaan.

Waxaa dhawaanahan bulshada Soomaaliyeed kusoo batay isticmaalka qaldan ee daawooyin loo yaqaano Steroids (bulshada u taqaan Abuu bariis iyo magacyo lamid ah) hadaba dhibaatooyin badan ayay lafaha, Murqaha iyo xubnaha kala duwan daawooyinkan u geystaan.

Fadlan halkan ka daawo 

Dr.Sayid wuxuu qoray Maqaalo badan kuwaas oo ujeedku yahay in Bukaanada Soomaaliyeed iyo Ehelkoodaba lagu fahan siiyo Xanuunada kala duwan ee Lafaha & Kala goys yada. Fadlan Booqo Qaybta Bukaanada si aad uga bogato Xanuunada ugu badan ee Lafaha & Kala goys yada.

Waxaa la Qoray

February 2023

Updated July 2023

Waxaa Qoray

Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.