Dhabar xanuunka wuxuu ka mid yahay xanuunada ugu badan oo bukaanada ugu tagaan Dhakhaatiirta Lafaha; Fadlan daawo video gan uu Dr.Sayid ku sharxayo Dhabar xanuunka iyo waxa ugu badan ee keena.
Dr.Sayid wuxuu qoraa ama soo aruuriyaa Maqaalo ku saabsan Xanuunada Lafaha iyo kuwa kale ee ku badan Somalia kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka laga update gareeyo Approach-ka loo maro daaweynta Xanuunadan. Fadlan Aqriso in ka badan 100 maqaal oo ku saabsan Wacyigelinama Booqo Qaybta Videos-ka si aad u daawato Wacyigelin kala duwan.