balse dhanka kale waxaa laga hadlay Trauma and Infections, Sports medicine and Infections iyo kuwa kale.
Complications-ka ugu badan uguna dhibka badan Total Joint Arthroplasties waxaa ka mid ah Infection; Su’aalaha ugu badan ee Cilmaaris yadii ugu danbeeyay ka hadlayeena waxaa ka mid ah Hadii Infection dhaco 3 daan si mideebaa lagu xalinaa?
A. Debridement, Antibiotics, Implant retention (DAIR)