Soo Dhaweyn

Video-gan waa Ogeysiis iyo Soo Dhaweyn uu Dr.Sayid uga hadlayo Qaybta Lafaha ee Isbitaalka Horseed sidoo kalana ku sharxayo adeegyada lagu qabto qaybta.

Fadlan hadii aad u baahan tahay La talin, Daaweyn ama Qaliin, Wac 0616666637 si balan laguugu qabto ama soo Booqo Xarunta Isbitaalka Horseed oo ku taala inta u dhaxeysa Isgoyska Banadir iyo Zoobe agagaarka Jowhara Hotel.

Waxaa la Qoray

November 2022

Updated: 

February 2026

Waxaa Qoray

Dr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafaha ee Isbitaalka Horseed

Dr.Sayid waa Dhakhtar Lafaha, Bare Jaaamacadeed, Cilmi baare iyo Xubin ka tirsan Ururada Lafaha Aduunka kuwooda ugu waaweyn oo ugu horeeyo Ururka Dhakhaatiirta Lafaha ee Soomaaliya.

Waa kuma Dr.Sayid? 

Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.