Bahda Caafimaadka waxay laf dhabar u yihiin Caafimaadka Bulshada balse waxay qaar badan oo kamid ah ilaaween nafsadooda halisna ugu jiraan xanuuno jirka iyo kuwo maskaxda ah.
Hadaba maxaa la gudboon Xirfadlayaasha Caafimaadka si ay u helaan Caafimaad jir iyo mid maskax ahba?
Daawo Video ga uu Dr.Sayid uga hadlayo arintan.
Fadlan hadii aad u baahan tahay La talin, Daaweyn ama Qaliin, Wac 1199 si balan laguugu qabto ama soo Booqo Xarunta Isbitaalka Jaamacada Jazeera oo ku taal Jidcadaha Seybiyaano ee Degmada Hodon kasoo horjeedka Masjidka Sh.Xasan.