Jimicsiga Murqaha Qoorta ee (Torticollosis) Masoo kacday subax adigoo qoorta ku xanuuneyso dhinacna aadan fiirin karin; Inkastoo waxyaabo kala duwan ay keeni karaan laakiin mida ugu badan waa Muruq qoorta kujira oo adag (spasm). Xalka muruqana waa Jimicsi iyo Xanuun baabi’iye.Fadlan hoos ka daawo dhamaan Jimicsiga. Waxaa sidoo kale daawan kartaa Wacyigelinada & Jimicsiyada Qaybaha kale ee Jirka. Waxaa la QorayJuly 2024 Waxaa QorayDr.Sayid omar, Dhakhtarka Lafah ee Isbitaalka Jaamacada JazeeraXuquuqda Video-ga waxaa leh Virtual Hand Care Digniin: Xogta kore looguma talo galin in wax lagu daaweeyo ama go’aan caafimaad lagu qaato; Fadlan la tasho Dhakhtarkaaga hadii aad u baahan tahay la talin iyo daaweyn rasmi ah. Waxaad ka heli kartaa Dr.Sayid halkan oo aad balan ka qabsan kartaa.