What’s New in Musculoskeletal Infections

Journal-ka JBJS ayaa bishan July 19-keeda lagu daabacay article ka hadlaayo maxaa ka cusub Musculoskeletal Infections iyo Orthopaedics.

Waxaana article ka qoray Jesse E. Otero et al. 

2018 İnternational Consensus Meeting criteria for the diagnosis of PJI.

Maxaa ka Cusub Musculoskeletal Infections?

3 dhinac ayaa ugu weyn waxa article-ka xooga saaray: Diagnosis, Prevention & Surgical treatment of Periprosthetic Joint Infections.

balse dhanka kale waxaa laga hadlay Trauma and Infections, Sports medicine and Infections iyo kuwa kale.

Complications-ka ugu badan uguna dhibka badan Total Joint Arthroplasties waxaa ka mid ah Infection; Su’aalaha ugu badan ee Cilmaaris yadii ugu danbeeyay ka hadlayeena waxaa ka mid ah Hadii Infection dhaco 3 daan si mideebaa lagu xalinaa?

A. Debridement, Antibiotics, Implant retention (DAIR)

B. 2 Stage exchange

C. 1 Stage exchange

Dr.Sayid wuxuu qoraa ama soo aruuriyaa Maqaalo ku saabsan Xanuunada Lafaha iyo kuwa kale ee ku badan Somalia kuwaas oo ujeedku yahay in Bahda Caafimaadka laga update gareeyo Approach-ka loo maro daaweynta Xanuunadan. Fadlan Aqriso in ka badan 100 Article oo uu Dr.Sayid horay u qoray ama uu soo aruuriyay.

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.