Allaha naga aqbalo Soonkii iyo Cibaadooyinkii Suubanaa ee aan Maalmaha Carafo sameynay sidoo kale Allaha na gaarsiiyo Xajka danbe anagoo caafimaad qabna. Aamiin.
Waxaa Dhamaan Bukaanada ku xiran Dr.Sayid iyo Umada Soomaaliyeed ba leeyahay ku ciida Caafimaad, Farxad iyo Nabad.
Qaybta Gargaarka Deg-dega ee Isbitaalka Jaamacada Jazeera waa ay Furan tahay Maalmaha Ciida.
Dhamaa bukaanada Jaba ama u baahan Gargaar Deg-deg ah waxaa ugu diyaara Isbitaalka Dhakhaatiir iyo Kalkaaliyayaal Khibrad fiican leh.