Jimicsiga Dhabarka ee Carjada soo baxday (Lumbar Disc Herniation)
Inkasto ay xanuuno badan ku dhacaan Dhabarka hadana xanuun ka mid ah kuwa ugu badan ee dadka badankooda ku dhaca una tagaan Isbitaalada waa Carjadii u dhaxeysay La-Dhabarta oo booskeedii kasoo baxday kadibna cadaadisa Neerfaha (Disc Herniation).
Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga, talo buuxdana kuu siiyo, Jimicsiga kugu haboona laguugu tilmaamo.