Inkasto ay xanuuno badan dhabarka ku dhacaan balse 90% dhabar xanuunka ma ahan mid ka imaada xanuuno waaweyn waxaana ku filan Jimicsi dhabarka ah iyo xanuun baabi’iye fadud. Fadlan la tasho dhakhtar si uu u qiimeeyo heerka xanuunkaaga talo buuxdana kuu siiyo.
Sidoo kale Fadlan daawo Video ga hoose oo uu Dr.Sayid ku sharxayo waa maxay Dhabar xanuun iyo Xanuunada ugu badan ee keena.