Book Appointment

Fadlan toos ula xiriir Dhakhtarka (WhatsApp) hadii aad u baahan tahay Balan iyo inaad Deg-Deg ula kulanto.

Dr.Sayid, waa Dhakhtar ku taqasusay Daaweynta iyo Qaliimada Xanuunada Lafaha, Kala goysyada, Murqaha iyo Seedaha, Dhakhtarku wuxuu waxbarashadiisa kusoo qaatay dalka Shiinaha asigoo leh in kabadan13 sano oo khibrad ah.

Dr.Sayid wuxuu daweeyaa ama Qaliin u sameeyaa dhamaan Xanuunada la xiriira Lafaha, Kala goysyada, Murqaha iyo Seedaha sida Kala goysya xanuun, Jabka, Dhabar xanuunka, Murqa xanuunka, Seedaha go’a, Infekshanka lafaha, Burooyinka lafaha iyo dhamaan xanuunada kale ee la xiriira taqasuska lafaha.

Dr.Sayid waa Bare Jaamacadeed, Cilmi baare, xilal kala duwana ka soo qabtay ama ka haaya Ururo badan sida Gudoomiyihii hore ee Ururka Dhakhaatiirta Lafaha Soomaaliyeed hadana ah xubin firfircoon ee ururka, sidoo kale dhakhtarka wuxuu xubin ka yahay Ururada Lafaha aduunka sida kan Mareykanka, SICOT, AO, OTA; sidoo kalana Dr.Sayid wuxuu xubin firfircoon ka yahay Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed. 

Halkan kasii Aqriso Xogta Dhakhtarka oo Dhameystiran.

Dr.Sayid wuxuu hada ka howl galaa Isbitaalka Jaamacada Jazeera

Inta aadan guriga kasoo bixin, Fadlan Aqri Tilmaamaha Bukaan Socodka ee uu Dr.Sayid qoray.

Fadlan noogu reeb Fikirkaaga halkan oo (Ku dhufo halkan) hadii aad ku Qanac santahay Adeegaa, Wacyigelinta & Daaweynta Dr.Sayid.

4.7
Based on 17 reviews
powered by Google
mohamed abdullahi adam
09:10 29 Apr 24
Very Hamble and enthusiastic doctor when it comes dealing with pateints.
Deeqa Mohamed
19:05 19 Mar 22
Seadya Ahmed
18:03 04 Mar 22
Dr. Dr. Sayyid Omar
Nasra Mohamed
12:26 04 Mar 22
Abdikadir Mohamed
12:25 04 Mar 22
He is a very good Dr. I believe he has covered a lot of the field of Orhiopedic in the past.
Ali Sodal
10:17 22 Jul 21
Mashallah. Enjoy the service of Dr. Sayyid Omar
shawaal omar
09:54 03 Jul 21
He is good doctor I believe he’s one of best orthopedic surgeon in Somalia
js_loader
© 2025 Dr. Sayid. All Rights Reserved.