WHO Open Courses

Ururka caafimaadka Aduunka ee WHO waxa uu si bilaash ah u bixiyaa Koorsooyin la xiriirka Caafimaadka kuwaas oo ay ka mid yihiin Clinical management, Antimicrobial resistance, COVID19, Monkeybox, Ebola, Mental health iyo kuwo kale oo badan sidaa daraadeed Fadlan ka faaideyso oo baro koorsooyinkan.

Xirfadle kasta oo caafimaad waa inuu yaqaan Principles ka Infection Prevention & Control (IPC)

Visit IPC Courses Page

 

Clinical Management Courses Include

  1. COVID19 Courses
  2. Ebola 
  3. Diphteria
  4. Seosonal Influenza

Visit all Clinical Management Courses Page 

Waxaa ka mid ah Koorsooyinka soo hoos galay

  1. Antimicrobial Stewardship in Healthcare Facilities
  2. National Action plans for Antimicrobial Stewardships

Visit Antimicrobial Stewardship Courses Page 

Waxaa Koorsooyinka loogu magac daray End TB waxayn ka kooban yihiin Prevention, Management iyo Drug Resistance in TB

Visit Course Page 

Waa koorsooyin badan oo isugu jira sida loogu diyaar garoobo Public Emergencies iyo Tools kii la isticmaali lahaa

Fadlan Booqo boga Koorsooyinka

Koorsadan iyo kuwa la xiriira waxay aasaas u tahay Public health disease surveillance iyo management

Visit Course Page

Koorsooyinka soo hoos gala qaybtan waxaa kamid ah 1.Malaria Elimination 2.Vaccine Safety iyo kuwa kaloo badan

Visit Course Page

Ma aragtay Cudur weligaa aadan arkin ama mar hore kuugu danbeysay sida Leprosy, Small box, Polio, Ulcers nooc kale ah, halkani waa meesha aad ka heleyso Xogta Cuduradaas iyo Management gooda.

Visit Course Page

Hadii aad dooneysid inaad Explore gareyso Dhamaan Koorsooyinka kala duwan ee WHO, Fadlan booqo boga guud ee Koorsooyinka

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.