NICE Trauma & Orthopedic Guidelines Dhamaan Guidelines ka iyo documents ka kale ee Link-gan kujira waa kuwo ay leeyihiin British Orthopedic Association (BOA) iyo NICE. Ujeedka halkan loo soo geliyay waa kaliya in Dhakhaatiirta iyo Bahda Caafimaadka Soomaaliyeed si fudud u helaan ulana socdaan. Fadlan halkan ka aqriso Dhamaan Guidelines ka.