Lafaha oo Jilca (Osteoporosis) Xanuunkan wuxuu ku badan yahay dadka waaweyn gaar ahaan raga 60 sano ka weyn iyo dumarka uu ka go’ay dhiiga caadada. Fadlan daawo Video-ga hoose oo Dr.Sayid ku sharxayo Xanuunkan, sida looga hortago iyo daawadiisa. Waxaad Dr.Sayid ku booqan kartaa Isbitaalka Jaamacada Jazeera ama Balan ka qabso dhakhtarka