Adeegyada Dhakhtarka

D.Sayid wuxuu khibrad fiican u leeyahay lana tacaalaa:

1.     Qaliinka Lafaha jaban sida gelinta biraha gudaha & biraha banaanka

2.     Qaliimada Infekshanka Lafaha

3.     Qaliinka Toosinta Lafaha Qalooca

4.     Qaliimada Burooyinka Lafaha

5.     Durida Cirbadaha ee Kala goysyada

6.    Kabida lafaha Jajaban 

Faldan booqo boga koowaad kadibna dooro qaybta adeegyada si aad faahfaahin dheeri qayb kasta uga heshid

© 2026 Dr. Sayid. All Rights Reserved.